Shahaadada Jaamacaddeed ee Maamulka Dowliga ‘Bachelor of Public Administration’

Si lagaaga caawiyo diiwaan gelinta iyo guud ahaan su’aalaha aad u baahan tahay in lagaaga jawaabo waxaad nagala soo xariiri kartaa emailka ama telefonka lambarka Jaamcadda: +252610171010, isla lambarkaas ayaad WhatsAppka nagala soo xariiri kartaa. Guushaada waa sababta loo aasaasay UNIGOVEC.