September 2022

Waa Maxay Falanqaynta SWOT iyo sababta loo isticmaalo?

Qoraalkaan waa mid kamid ah qoraallada cilmi-baarista iyo daabacaadda ay si wadajir ah u daabacaan Jaamacadda Dowladda iyo Dhaqaalaha iyo Machadka Difaaca iyo Daraasaadka Caalamiga ee Soomaaliyeed (Somali Institute for Defense and International Studies). Xaquuqda daabacaaddu qoraalkaan waxaa iskaleh oo kali Jaamacadda iyo Machadka, waxaana qoray Cabdijabaar Sh. Axmed. Ujeedka ayaa ah in jaamacadda ardaydeeda wax ka barato ayna u isticmalaan isha qormooyinka. Waa mid kamid ah qoraallada ay ardayda akhriyaan marka ay qaadanayaan cashirada qaar ee ay bixiso jaamacadda. Waa xeer dhaqan guud oo ay dejiyeen Guddiga Aqoonyahanada.

‘Waxaan u mahad naqayaa maamulka iyo macalimiinta jaamacadda oo runtii fursad dahabiya inoo siiyay inaan qaadano koorsooyinkaan baahida wayn loo qabay.

Inta badan koorsooyinka khadka tooska ah ee ay bixiso jaamacadda waa kuwa raqiis ah oo ku habboon aqoonta iyo darajada koorsadaas, kuna habboon jeebka dadka isbeddel-doonka ah. Waxbarashada Online-ka ah waxay qofka u fududaynaysaa inuu wax baran karo asigoo shaqeysanaayo. Nidaamka casriga ee waxbarashada online ah ayay dad badan u arkaan fursad aad qaali u …

‘Waxaan u mahad naqayaa maamulka iyo macalimiinta jaamacadda oo runtii fursad dahabiya inoo siiyay inaan qaadano koorsooyinkaan baahida wayn loo qabay. Read More »

Scroll to Top