Doodaha “sinnaanta ragga iyo dumarka” maxay salka ku hayaan?

Ujeedka qoraalkaan ayaa ah in ardayda dhigato jaamacadda ay ka faa’idaysato marka mawduucyadan oo kale uu quseeyo cashiradooda. Waxaa qoray Bukhaari oo kamid ah qalinleyda wax ku qora luuqadda hooyo, daneeya ka qayb qaadashada wacyi galinta iyo hor-umarinta garaadka bulshada, wuxuu wax ka qoraa Diinta, Falsafadda, Siyaasadda iyo Arrimaha Bulshada. Qoraagu wuxuu ku nool yahay Soomaaliya gaar ahaan Puntland, magaalada Boossaasso. Waxbarashadiisa jaamacadeed waa kulliyadaha kala ah Shareecada iyo Diraasaadka Islaamka iyo Maamulka iyo Maaraynta Ganacsiga.