November 2022

Waa maxay Daanta Galbeed?

Qoraalkaan waa mid kamid ah qoraallada cilmi-baarista iyo daabacaadda ay si wadajir ah u daabacaan Jaamacadda Dowladda iyo Dhaqaalaha iyo Machadka Difaaca iyo Daraasaadka Caalamiga ee Soomaaliyeed (Somali Institute for Defense and International Studies). Xaquuqda daabacaaddu qoraalkaan waxaa iskaleh oo kali Jaamacadda iyo Machadka. Ujeedka ayaa ah in jaamacadda ardaydeeda wax ka barato ay u isticmalaan isha qormooyinka. Waa mid kamid ah qoraallada ay ardayda akhriyaan marka ay qaadanayaan cashirada qaar ee ay bixiso jaamacadda. Waa xeer dhaqan guud oo ay dejiyeen Guddiga Sarre ee Aqoonyahanada.

Faa’idooyinka ay leeyihiin qaadashada koorsooyinka Online-ka ah

Inaad noloshaada maamuli karto oo aad wakhtigaaga illaalin karto waxaad oganaysaa marka aad qaadato koorsooyinka Online. Maxaa yeelay waxaa lagaa sugayaa waa inaad cashiradaada online-ka ah qaadato adigoo hawlaha nolol maalmeedkaaga isaga jira. Waxa hubaal ah in aad la kulanto waxyaabo aan laga maarmi karin laakiin faa’idooyinka ah inaad nafsadaada horumariso waa lagama maarmaan.

Scroll to Top