Blogs

Faa’idooyinka ay leeyihiin qaadashada koorsooyinka Online-ka ah

Inaad noloshaada maamuli karto oo aad wakhtigaaga illaalin karto waxaad oganaysaa marka aad qaadato koorsooyinka Online. Maxaa yeelay waxaa lagaa sugayaa waa inaad cashiradaada online-ka ah qaadato adigoo hawlaha nolol maalmeedkaaga isaga jira. Waxa hubaal ah in aad la kulanto waxyaabo aan laga maarmi karin laakiin faa’idooyinka ah inaad nafsadaada horumariso waa lagama maarmaan.

‘Waxaan u mahad naqayaa maamulka iyo macalimiinta jaamacadda oo runtii fursad dahabiya inoo siiyay inaan qaadano koorsooyinkaan baahida wayn loo qabay.

Inta badan koorsooyinka khadka tooska ah ee ay bixiso jaamacadda waa kuwa raqiis ah oo ku habboon aqoonta iyo darajada koorsadaas, kuna habboon jeebka dadka isbeddel-doonka ah. Waxbarashada Online-ka ah waxay qofka u fududaynaysaa inuu wax baran karo asigoo shaqeysanaayo. Nidaamka casriga ee waxbarashada online ah ayay dad badan u arkaan fursad aad qaali u …

‘Waxaan u mahad naqayaa maamulka iyo macalimiinta jaamacadda oo runtii fursad dahabiya inoo siiyay inaan qaadano koorsooyinkaan baahida wayn loo qabay. Read More »

Aragtida siyaasaddii Fidel Castro ‘Castroism’

_____________________ Aragtidaan siyaasaddeed waxaa loogu magac daray madaxweynihii hore ee dalka Kuubba, Fidel Catro, kaas oo dalka Kuubba ku qabsaday kacaan hubbaysan sannadkii 1959-kii. Aragtidaan wuxuu Fidel Castro u arkayey in lagu horumariyo dhaqaalaha iyo siyaasadda dalka Kuubba, kadib markii cunaqabateyn ay saareen dalalka reer Galbeedka oo Mareykankuna ugu horreeyo.  Castroism-ku waxa uu ku salaysan yahay …

Aragtida siyaasaddii Fidel Castro ‘Castroism’ Read More »

Fahamka Canshuuraha: Waa maxay canshuurta?

__________ Canshuuraha waa qaaraan qasab ah oo laga qaado shakhsiyaad ama shirkado ay qaado hay’ad dowladeed – hadday tahay deeggaan, gobol, ama qaran. Dakhliga canshuuruhu waxa uu maalgeliyaa hawlaha dowladda, oo ay ku jiraan hawlaha guud iyo adeegyada sida waddooyinka iyo dugsiyada, ama barnaamijyada sida badbaadada bulshada iyo daryeelka caafimaadka. Shuruucda canshuurtu waa  xeerar qeexaya …

Fahamka Canshuuraha: Waa maxay canshuurta? Read More »

Faa’iidooyinka ku jira waxbarashada Online-ka

Koorasyada internetka lagu qaato ayaa ah mid dunida oo dhan ay ku soo badanayso. Faa’iidada ugu weyn ee koorsooyinka online-ka lagu qaato ayaa ah in fasalkaaga iyo macalinkaagu ay diyaar yihiin 24 saacadood maalintii, todobada maalmood ee usbuuca. Cudur daarka kaliya ee aad fasalka kaga maqnaan karto waa inaadan internetka soo gelin! Haddii kale, wax …

Faa’iidooyinka ku jira waxbarashada Online-ka Read More »

Koorsada La Socodka iyo Qiimaynta Mashruucyada (Project Monitoring and Evaluation Certificate)

Ku soo dhawoow maqaalkan ku saabsan la socodka iyo qiimaynta mashruucyada oo ay bixinayso Jaamacadda Dowladda iyo Dhaqaalaha (The University of Government and Economics), Waxaan baarnay faa’iidooyinka ay leedahay in la barto kormeerka iyo qiimaynta mashruucyada, sidoo kalena in baahi weyn loo qabo. Koorsadaan oo magaceedu yahay ‘Kormeerka iyo Qiimaynta Mashruucyada’ waa koorso soconayso 8 …

Koorsada La Socodka iyo Qiimaynta Mashruucyada (Project Monitoring and Evaluation Certificate) Read More »

Faallada Buugga Cun Rahaas – Eat That Frog? – Brian Tracy

Buuggaan oo loogu magac daray Eat That Frog waxaa qoray Brian Tracy. Sida sawirka kore kaaga muuqata ‘Cun Rahaas waa buug wax soo saar leh, oo si sahlan loo akhrin karo, waxaana ku jira istaraatiijiyado wax ku ool ah oo aad u sarreeya iyo xeelado wanaagsan oo qof kasta u baahan yahay. Buuggaan caanka ah …

Faallada Buugga Cun Rahaas – Eat That Frog? – Brian Tracy Read More »

3 Siyaabood oo noloshaada guul gaarsiin kara haddii aad sameyso

Qof kasta riyadiisa ayaa ah inuu nolosha ku guuleysto. Laakiin, qaar badan uma rumoobaan riyooyinkooda. Waxaa jira farqi udhaxeeya “Waxaan rabaa inaan noqdo dhaqtar” iyo “hamigeygu waa inaan noqdo dhaqtar waana dadaalayaa si aan dhaqtar u noqdo.” Qofna ma rabo in loogu yeero ama loo arko inuu yahay mid fashilmay ama guuldareystay. Si kasta oo ay …

3 Siyaabood oo noloshaada guul gaarsiin kara haddii aad sameyso Read More »

Scroll to Top