News

‘Waxaan u mahad naqayaa maamulka iyo macalimiinta jaamacadda oo runtii fursad dahabiya inoo siiyay inaan qaadano koorsooyinkaan baahida wayn loo qabay.

Inta badan koorsooyinka khadka tooska ah ee ay bixiso jaamacadda waa kuwa raqiis ah oo ku habboon aqoonta iyo darajada koorsadaas, kuna habboon jeebka dadka isbeddel-doonka ah. Waxbarashada Online-ka ah waxay qofka u fududaynaysaa inuu wax baran karo asigoo shaqeysanaayo. Nidaamka casriga ee waxbarashada online ah ayay dad badan u arkaan fursad aad qaali u …

‘Waxaan u mahad naqayaa maamulka iyo macalimiinta jaamacadda oo runtii fursad dahabiya inoo siiyay inaan qaadano koorsooyinkaan baahida wayn loo qabay. Read More »

Kaalay wax ka ogaaw kuliyada waxbarasho ee Maamulka Dawliga (Bachelor of Public Administration)

Kuliyada waxbarasho ee Maamulka Dawliga ah (Bachelor of Public Administration) waxay noqotay kuliyadaha caanka ah oo ay bartaan dadka raba inay u addeegaan bulshadooda, sida laamaha dowladda ee kala duwan. Hawlaha shaqo ee kuliyadan waxbarasho ayaa isugu jira heer gobol iyo heer degmo. Dadka qaata shahaadada bachelorka ah ee Maamulka Dawliga waxay ka shaqeeyaan xarumaha …

Kaalay wax ka ogaaw kuliyada waxbarasho ee Maamulka Dawliga (Bachelor of Public Administration) Read More »

Koorsada Maamulka Ganacsiga Caalamiga ee ay bixinayso Jaamacadda Dowladda iyo Dhaqaalaha

Kusoo dhawoow macluumaad koobaan oo ku saabsan Koorsada Maamulka Ganacsiga Caalamiga ee ay bixinayso Jaamacada Dowladda iyo Dhaqaalaha oo marka loo soo gaabiyo noqonayso UNIGOVEC. Halkaan waxaan kusoo koobnay macluumaad kooban oo ku saabsan koorsada Maamulka Ganacsiga Caalamiga iyo macluumaad kale oo aad muhiim ugu ah qof walbo oo xiisaynaayo nidaamka waxbarasho iyo qaababka loogu …

Koorsada Maamulka Ganacsiga Caalamiga ee ay bixinayso Jaamacadda Dowladda iyo Dhaqaalaha Read More »

3 Siyaabood oo noloshaada guul gaarsiin kara haddii aad sameyso

Qof kasta riyadiisa ayaa ah inuu nolosha ku guuleysto. Laakiin, qaar badan uma rumoobaan riyooyinkooda. Waxaa jira farqi udhaxeeya “Waxaan rabaa inaan noqdo dhaqtar” iyo “hamigeygu waa inaan noqdo dhaqtar waana dadaalayaa si aan dhaqtar u noqdo.” Qofna ma rabo in loogu yeero ama loo arko inuu yahay mid fashilmay ama guuldareystay. Si kasta oo ay …

3 Siyaabood oo noloshaada guul gaarsiin kara haddii aad sameyso Read More »

Scroll to Top