World Affairs

Diblomaasiyadda: Taariikhda Diblomaasiyadda iyo Sida ay Diblomaasiyadda u shaqeyso?

Qoraalkaan waa mid kamid ah qoraallada cilmi-baarista iyo daabacaadda ay si wadajir ah u daabacaan Jaamacadda Dowladda iyo Dhaqaalaha iyo Machadka Difaaca iyo Daraasaadka Caalamiga (Institute for Defense and International Studies). Xaquuqda daabacaaddu qoraalkaan waxaa iskaleh oo kali Jaamacadda iyo Machadka. Ujeedka ayaa ah in jaamacadda ardaydeeda wax ka barato ay u isticmalaan isha qormooyinka. Waa mid kamid ah qoraallada ay ardayda akhriyaan marka ay qaadanayaan cashirada qaar ee ay bixiso jaamacadda. Waa xeer dhaqan guud oo ay dejiyeen Guddiga Aqoonyahanada.

10 Qodob oo loogu baahan yahay qofka diblomaasiga ah

Diblomaasiyadda waa habka loo dejiyey ee saameynta ku leh go’aannada iyo hab-dhaqanka dowladaha shisheeye iyo dadyowga iyadoo loo marayo wadahadal, gorgortan, iyo tallaabooyin kale oo dagaal iwm. Taariikh ahaan, diblomaasiyadda waxaa loola jeedaa dhaqangelinta xiriirka rasmiga ah (inta badan laba geesoodka ah) ee u dhexeeya waddamada madaxbanaan. Diblomaasiyadda waxaa aragti ahaan lagu qeexaa farshaxanka wada …

10 Qodob oo loogu baahan yahay qofka diblomaasiga ah Read More »

Scroll to Top