Maamulka Ganacsiga Caalamiga – Koorso
Kaalay baro sida guul loogu gaaro, loo horumariyo loona kobciyo ganacsi caalami ah, laga bilaabo qorshaynta iyo suuqgeynta ilaa ballaarinta suukhyada caalamiga ah. Koorsadaan waa koorso ka kooban illaa iyo 5 mawduuc oo balaaran. Koorsadaan waxay ku baxaysaa afka Soomaaliga si bulsha weynta Soomaaliyeed wax badan ugu fahmaan Maamulka Ganacsiga Caalamiga. Sidoo kale waxaad si hagar la’aan ah ugu baran doontaa xirfada maamulka iyo maareynta, heerarka ay u qeybsanto maamulka iyo maareynta, fahanka dhaqaalaha iyo isbedelada suuqyada dunidda, dhaqaalaha, suukh-yada, qaababka heshiisyada u dhaxeeyo wadamada iyo canshuur bixinta.
Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo sida aad u bilaabi karto koorsadaan fadlan nagala soo xariir WhatsApp: +252 610171010
- 35 Maalmood
- Category
- 158,645
Waxaad ku baran doontaa koorsadaan:-
- Hordhaca Maamulka Ganacsiga Caalamiga
- Mabaadii’da Maamulka & Maaraynta
- Ganacsiga Qaaska ah & Kuwa Dowladda
- Qaababka Aas-aasiga Ee Lahaanshaha Ganacsiga
- Doorka Yoolasha & Qorshe Hoosaadyadu ay ku Leeyihii Qorshaynta
- Islaamka iyo Maamul Wanaaga
- Nidaamka Heshiisyada u Dhaxeeya Wadamada iyo Habka Canshuur bixinta
- Sifooyinka laga rabo Yoolasha
- Sifooyinka Laga Rabo Maamulaha Wanaagsan
- Seddaxda Heerar ay u Qeybsanto Maamulka iyo Maareynta
- Culuumta Maamulka & Dhaqaalaha, Khayraadka
- Faqriga Haysta Wadamada Qaar ee Dunidda?
- Fahanka Dhaqaalaha iyo Isbedelka Suuqyada
- Horumarinta Fanka iyo Xirfadda Maamulka
- Sharaxaad guud iyo Gunaanadka Koorsada
Fee $15
30-Day Money-Back Guarantee
This course includes
- No on-demand video
- 15 Qoraalo Dheedheer
- 50 Cashiro
- 24 Saac Wey Furantahay
- Ku Qaado Shahaado
Share course
Ma rabtaa in lagaa caawiyo isdiiwaan gelinta?
Waxaan diyaar kuula nahay inaan kaa caawino sida aad iskeega diiwaan gelin karto koorsadaan Maamulka Ganacsiga Caalamiga, waliba waxaan kuu balan qaadaynaa inaan ku caawino illaa aad shahaadada koorsada ka qaadaynayso Insh’Allah
Haddii aad u baahan tahay macluumaad dheeri ah oo ku saabsan koorsadaan RIIX HALKAAN




Waxaan rabaa inaan barto maadadaas
Abdulahi Koorsada waa diyaar sida kuu muuqato. Sidoo kale waxwalbo oo kamid ah cashirada waxay diyaar kuugu yihiin gudaha platformka naga. Haddii aad rabto in lagaa caawiyo sida aad isku qori lahayd fadlan halkaan WhatsAppka nagala soo xariir: +4797375059 adigoo raacinaayo koorsada aad u baahan tahay.
asc wll waxan ubahanahay in korsada ganacsiga afka soomaaliyeed ku baxayso
Hassan soo dhawaaw, sida Meesha kaaga muuqato koorsada waa diyaar. Isla hadda ayaad bilaabi kartaa ee maxaan kaa caawinaa? si’aan kuu caawino nagala soo xariir WhatsApp: +4797375059
Waan ubaahanhy koorsadan Aad ban usoo dhaweynayaa
Soo dhawaaw walaal, koorsada wakhti walbo oo aad u baahan tahay ayaad bilaabi kartaa. Sidoo kale 100% waxaa laguugu diyaariyey afsoomaali wax ku dhibaayo ma jiro, saacad walbo oo aad u baahantahay inaad cashir qaadato waa ay kuu furan tahay, kadibna shahaado ayaad ku qaadan kartaa koorsada. Si aan kaaga caawino fadlan WhatsAppka nagala soo xariir: +4745507363
Asalama caleykum waxaan u baahanahay koorsadan intee bilood bey soconeysaa
I want that course
Liban soo dhawaaw. Koorsadaan waa diyaar sida kor kaaga muuqato. Isla hadda ayaad bilaabi kartaa waxwalbo waxaa laguugu diyaariyey Platformka naga haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo habka aad kubilaabi karto nagala soo xariir lambarkeena WhatsAppka +4797375059
Lambarka waa save gareestay balse iima soo baxayo Maxaa jira macnaha
Cabdiqani soo dhawaaw, waxaan u malaynayaa inaad wax ka qaladay lambarka WhatsApp-ka fadlan iska sax oo kali, waxaan diyaar u nahay inaan kaa caawino bilaabista koorsada illaa inta aad shahaadada ka qaadanayso InshAllah WhatsApp: +4745507363
Walaall lambarka aad save gareysatay iska sax. Lambarkeena WhatsAppka waa kan haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo isdiiwaan gelinta. +4745507363
I want this course
how can i get it?
Waa mahadsantahiin marka hore mida xigta lacagta shahadada mala hormarinaa mise gadaal ayan ka dhiibi karaaa
Lacagta shahaadada horumaris ma ahan ee gadaal ayaad ka dhiibi kartaa.
Asc dhaman dhalin yarad ka shaqeysay inii la barto sid loo shaqesto waa rajada kaliya ee maanta lagag boxi karo sabool nimad ku habsatay dalkeen somaliyee waana u bahanay coorsadan asxbta
Ibrahim waad ku mahadsantahay inaad nala soo xariirto. Sida kuu muuqato koorsada waa diyaar, sida kali ee aan kuu caawin karno ayaa ah inaad nagala soo xariirto WhatsAppka ama lambarkeena caadiga inaad naga soo wacdo. WhatsApp: 97375059 Tel: 91280644
Whatsappka maxa idinka dhacay
Walaal wuu shaqeynayaa WhatsAppka naga, waxaan u malaynayaa inaad qaladay lambarka WhatsAppkeena: +4745507363 Haddii kale emailka naga ayaad nagala soo xariiri kartaa oo ah course@unigovec.edu.so
Wll lnbarku wan save garaysty blse iima so bxayo
Haddii aad gudaha soomaaliya joogto waxaa fiican inaad si toos ah usoo wacdo: 06101 71010
Wan u banahany course kan lkn shaqadada iyo course ka $30 miyey isku yihiin
Maya, shahaadada waxaa ka horeeyo inaad marka hore qaadato koorsada kadibna aad dalbato shahaadada. Haddii aad xiisayno isla hadda ayaad bilaabi kartaa waxwalbo waa qaab online ah mana ahan in macalinka qadka kuu soo galaayo ee waxwalbo waxaa laguugu diyaariyey Platfromka naga. Wixii caawimaad ah nagala soo xariir WhatsAppka naga +4797375059
Maxa ku dhacay whtsapp
Wan u banahany course kan lkn shahadada iyo course ka $30 miyey isku yihiin
arin na qusaysa weeyaan mahdsanidiin
Maamulka sharafta leh aad bad u mahadsantihin, sida quruxda badan oo aad bulshadina ugu adeegeysan, aniga aad ayan ugu baahnahay course-dan , side iskaga diwangelinkara.
Mohamud waad isdiiwaan gelin kartaa ee waxaad u baahan tahay inaad gujiso formka buuxbuuxintiisa. Riix Hadda Biloow – kadibna halkaas kasii buuxbuuxi formkaaga. Haddii kale WhatsAppka naga nagala soo xariir +4797375059
Asc course waan ubahanahay in lgu baranaa waa hal kee mesha lgu baranayo halii soo shego
Wcs Sidee tahay Mohamed, koorsada sida kaaga muuqato waa Online. Waana diyaar isla hadda ayaad bilaabi kartaa. Waxaad u baahan tahay oo kali inaad Fee-ga iska bixiso oo kali kadibna anaga ayaa kugu caawin karno qaabka aad u bilaabi karto. Haddii aad caawimaad u baahan tahay nagala soo xariir WhatsAppka naga +4797375059
Hada inaan bilaaban raba mxan sameena
Wcs Sidee tahay Mohamed, waan ku mahadsan tahay inaad nala soo xariirto. koorsada sida kaaga muuqato waa Online. Waana diyaar isla hadda ayaad bilaabi kartaa. Waxaad u baahan tahay oo kali inaad Fee-ga iska bixiso oo kali kadibna anaga ayaa kugu caawin karno qaabka aad u bilaabi karto. Haddii aad caawimaad u baahan tahay nagala soo xariir WhatsAppka naga +4797375059
Wan kahelay runti .
Waxaan rabaa in koorsadaan bilaabo lkn Suaal baan qabaa Suashaydana Waa Shahaadada aan halkaan kaqaato Ma kubilaabi karaa jaamacada reer Galbeedka.
Soo dhawaaw Bukhari, waa inaad ogataa shahaadooyinkeena inaysan ahayd kuwa dugsi sare ah ee ay tahay mid aqoon-kaab ah, si aad noloshaada aqoon dhinacyo kala duwan u yeelato. Mana quseyso nidaam jaamacadeed.
Aad Baan Ugu Baahanahy Coursadan Sideen Ku Heli Karaa ?
Waxaan aragnay inaad xiisaynayso koorsada Maamulka Ganacsiga Caalamiga. Koorsadaan waa koorso ka kooban illaa iyo 5 mawduuc oo balaaran. Koorsadaan waxay ku baxaysaa afka Soomaaliga si bulsha weynta Soomaaliyeed wax badan ugu fahmaan Maamulka Ganacsiga Caalamiga. Sidoo kale waxaad si hagar la?aan ah ugu baran doontaa xirfada maamulka iyo maareynta, heerarka ay u qeybsanto maamulka iyo maareynta, fahanka dhaqaalaha iyo isbedelada suuqyada dunidda, dhaqaalaha, suukh-yada, qaababka heshiisyada u dhaxeeyo wadamada iyo canshuur bixinta.
Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo sida aad u bilaabi karto koorsadaan fadlan nagala soo xariir WhatsApp: +47 973 750 59
https://unigovec.edu.so/course/maamulka-ganacsiga-caalamiga-koorso/
Walaal waa diyaar koorsada sida aad aragto haddii aad u baahan tahay inaad iska diiwaan geliso fadlan iska diiwaan geli halka ay ku qoran tahay ‘Hadda Biloow kadibna buuxbuuxi foomka lagaa rabo kadibna adiga ayaa dooranaayo qaabka aad lacagta u bixinayso haddii VISA ama MasterCard ku bixinayso ama Mobile Payment sida EVC plus, Sahal, Zaad, E-dahab. Wixii faahfaahin dheer ah WhatsAppka nagala soo xariir: +4797375059
Asc courseka wan dhamayey qaasetan imtixanki Maamulka Iyo Ganacsiga Calamiga ah ee siden ku heli kareh Shahadedda Courseka ?
Haddii aad dhameysay cadeymo ayaa jira ee whatsAppka nagala soo xariir: +4745507363
I need it.
Would you like to contact us on WhatsApp so we can help you WhatsApp: +47 973 750 59
Asc courseka wan dhamayey qaasetan imtixanki Maamulka Iyo Ganacsiga Calamiga ah ee siden ku heli kareh Shahadedda ?
Fadlan haddii aad dhameysay waxaad nagala soo xariir kartaa emailka naga ee aad ka heli karto gudaha webka naga ama haddii kale WhatsApp: +4745557579
Asc setahay walaal waad mahadsantahay sida wanagsan sad courseska aad ugu caawineyso walaalaha doonaya courseskas, aniga waxaan ahay qof daneenaya courseskas.
Hello, just wanted to mention, I loved this article. It was inspiring. Keep on posting!| ?
Asc Somalism Online , Imtixanka wan qatey waxan ubehnahey shahadada
Wcs fadlan nala soo xariir si aan kaaga caawino qaadashada shahaadaada.
Asc courseka wan dhamayey qaasetan imtixanki Maamulka Iyo Ganacsiga Calamiga ah ee siden ku heli kareh Shahadedda ?
Koorsada haddii aad dhameysay qaabkeed isku diiwaan gelisay? yaa ku diiwaan geliyey? emailka naga nagala soo xariir adigoo raacinaayo cadeymaha ah inaad imtixaanka gashay info@unigovec.edu.so
somalism@gmail.com
Asc courseka wan dhamayey qaasetan imtixanki Maamulka Iyo Ganacsiga Calamiga ah ee siden ku heli kareh Shahadedda Courseka ?
MAhaysan courseka ladhoho international relationship
Maya laakiin waxaan kuu haynaa koorsada International Business Management https://unigovec.edu.so/course/maamulka-ganacsiga-caalamiga-koorso/
Haddii aad rabto waxaad nagala soo xariiri kartaa WhatsApp: +4745557579
Waxaan rabaa maamul wanaaga
Run ahaanti waa koorso aad muhim igu ah oo an u baahanahay
Waad ku mahadsantahay inaad xiisayso koorsadaan, xaqiiqdii waa mid faa’ido badan kuu leh waliba afkaaga hooyo ayaad ku baranaysaa. Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo sida aad u bilaabi karto fadlan nagala soo xariir WhatsAppla: +4745507363
Wax aad ugu faraxsany in dhamayan casharka aa rabayan waliba aan qatayan shadad oo hada ku shaqayan runtii wx u mahada calinyaaa macalintii sida fiican casharda nagu soo dhagyan waliba hab casriyan
Waan soo dhowaynayaa jaamacadda
Waan soo dhowaynayaa jamacadda
Wan ku faraxsanahay inan kamid noqdo ardada Jamacada Unigovec – The University of Government and Economics.
Waad ku mahasantahiin maamulka iyo macalimiinta jamacada sida aad uso diyaariseen courseda qeymaha badan ee lugu qato onlineka