Bukhaari Xirsi Faarax

Contributor

About Bukhaari Xirsi Faarax

Waa qalinley ka tirsan bahda Machadka Difaaca iyo Darasaadka Caalamiga – SIDIS, waa qoraa wax ku qora luuqadda hooyo, daneeya ka qayb qaadashada wacyi galinta iyo hor-umarinta garaadka bulshada, wuxuu wax ka qoraa Diinta, Falsafadda, Siyaasadda iyo Arrimaha Bulshada. Qoraagu wuxuu ku nool yahay Soomaaliya gaar ahaan Puntland, magaalada Boossaasso. Waxbarashadiisa jaamacadeed waa kulliyadaha kala ah Shareecada iyo Diraasaadka Islaamka iyo Maamulka iyo Maaraynta Ganacsiga.

Job Title

Contributor

Share

Scroll to Top