Jaamacadda Dowladda iyo Dhaqaalaha ayaa qaadatay Domain-ka .edu.so
Jaamacadda Dowladda iyo Dhaqaalaha waxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka heshay aqoonsi lagu aqoonsaday in jaamacadda hesho DOMAIN-ka .Edu.so ee u gaarka ah jaamacadaha dalka ka hawlgalo oo ay aqoonsan tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya.